Talaabo
SMS jawaabo,Si fudud.
Hel fariimo, isla daqiiqada ay so dhacaan.
Guide
Sidee u shaqeeya?
Inaad hesho jawaabo wey fududahay, kaliya raac tallaaboyinka hoose.
- 01
Gali numberkaaga
Gali numberkaaga, wuxuu noqon doonaa midka fariimaha heli doono.
- 02
Waxan sugna waqtiga.
Systemka wuxuu raadiya 24/7 jawaabaha asigoo ka raadinaya 10+ groups.
- 03
Ku hel jawaabta SMS.
Waxaa kuu soo dhacaya fariimaha jawaabaha aan helnay isla daqiiqada aan helnay.
